Iran oo ku Eedeesay Sacuudiga in ay u faa;iideenayaan Maamulka Isra’il

Iran ayaa ku eedeysay Sacuudiga inay kala qeybsanaan ka abuurayaan gobolka si ay ugu faa’iideeyaan Israel, kadib markii boqortooyada ay marti-gelisay kulan madaxeed ay leeyihiin hogaamiyayaasha Carabta iyo Khaliijka, oo lagu raadinayo taageero ka dhan ah Jamhuuriyadda Islaamiga ah. “Sacuudi Carabiya waxay waddaa inay kala qeybsanaan ku dhex faafiso dalalka Islaamka iyo kuwa gobolka, taasi … Continue reading Iran oo ku Eedeesay Sacuudiga in ay u faa;iideenayaan Maamulka Isra’il